(Akhriso) Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta Madaxweynaha & ku-xigeenada Galmudug

Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ayaa shaaciyay shuruudaha laga rabo Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenada Galmudug. Qoraal ka soo baxay Guddiga Doorashada ayaa lagu shaaciyey 9 qodob oo looga baahan yahay inay fuliyaan Musharaxiinta, waxaana ka mid ah inuu qofka yahay Muwaadin Soomaaliyeed kana soo jeedo degaanka Galmudug, isla markaana … Continue reading (Akhriso) Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta Madaxweynaha & ku-xigeenada Galmudug